Ilmaa noo dhalanaaya : Waa buug hage ah oo loogu talagalay daryeelka ilmaha dhalanaaya
Hakulinen, Tuovi; Pelkonen, Marjaana; Salo, Jarmo; Kuronen, Maria (2018)
Hakulinen, Tuovi
Pelkonen, Marjaana
Salo, Jarmo
Kuronen, Maria
THL
2018
Julkaisun pysyvä osoite on
https://urn.fi/URN:ISBN:978-952-343-098-3
Muu : 2018_324
https://urn.fi/URN:ISBN:978-952-343-098-3
Muu : 2018_324
Tiivistelmä
Buuggan la yiraahdo Ilmaa noo DHALANAAYA waa buug hage ah oo loogu talagalay waalidka sugaaya in ay ilmo u dhashaan. Waxaa buuggan aad ka heleysaa macluumaadkii ugu dambeeyay ee la xiriira ilmaha uurka ku jira, xilliga dhalitaanka, daryeelka ilmaha, iyo adeegyada loogu talagalay qoysaska carruurta leh. Sidoo kale waxaa buuggan looga hadlayaa arimaha la xiriira waalidnimada, xiriirka ka dhexeeya lammaanaha isqaba, horumarka iyo caafimaadka ilmaha iyo sidii xiriir wadahadal loola sameyn lahaa ilmaha. Buuggan ilmaa noo dhalanaaya waxaa laga helayaa warbixin iyo talooyin wax ku ool ah oo ka caawinaya waalidka arimaha la xiriira howlaha nolol-maalmeedka wanaagsan iyo waalidnimada. Daabacaddan la soo cusbooneysiiyay waxaa laga soo qaatay asalka daabacaddii hore ee ay sida wadajirka ah isaga kaashadeen khabiirrada iyo waalidiinta.
Kokoelmat
- Kirjat [4169]